1946 1947 1948 __TOC__ Dhacdooyin Dhalashooyin Dhimashooyin Madaxda Aduunka 2000 2001 2002 waxyaabihii ugu waaweynaa ee dhacay sanadkaas waxaa ka mid ahaa - 11 sebteembar 2001 waxaa la qarxiyey guryaha WTO World Trade Center ee ku yaaley magalada New York __TOC__ Dhacdooyin Dhalashooyin Dhimashooyin Madaxda Aduunka Dhaqanka Somalida waa Mid hodan ah oo Cajiid ah Dad weynha aduunkana la yaabeen Dadka somalida isku dhaqan bey ahaayeen mudooyin quruuno ah oo ay ku dhaqmayeen dhaqancaaki wanaagsan Hordhac Soomaaligu waa mid ka mid ah afafka ugu muhiimsan Geeska Afrika waana ka rasmi wadanmada iyo Jabuutiwaxaa kaloo si wayn loogaga hadlaa qaybo ka mida Itoobiya iyo Kenya Waxuu ka tirsan yahay afafka loo yaqaan oo ah laan ka tirsan bahda luqadaha ]Kusheetikna wuxuu ka sii yahay Kusheetik Bari waxaana ku hadla qiyaastii 15 milyan oo qof oo ku nool waddamada ] ] ] iyo ] sido kale waxaa afsoomaaliga ku hadala dadka iygu ah qurbujoogta Qoristii Af Soomaaliga Af soomaaliga waxaa la qoray Sanadkii 1972-kii Af soomaaliga waxa lagu qoraa xuruufta laatiinka ka dib 11 sano markii la magacaabay guddigii Af Soomaaliga sanadkii 1961 Dood dheer ka dib guddigu wuu talo gafay Dowladii Kacaanka ayaa dib boorka uga jaftay guddiga waxaana muddo 2 sano ah lagu hirgeliay qorista iyo barashada Af Soomaaliga 18 nooc oo far Soomaali loo damacsanayaa ayaa waxaa soo bandhigay af yaqaano kala duwan Guddigii Af Soomaaliga ee shaqaynayay 1961 ilaa 1972 ayaa doortay fartii afyaqaan Shire Jaamac Axmed i taas oo horay uu ugu tijaabiyay buugaag biirayaal bille ah sida "Iftiinka Aqoonta" iyada ay jireen tartan balaaran oo dhanka xaruufta Carabiga ah maadama Soomaalidu Quraanka ku barato Alif Ba Xaruufta Laatiinka waxaa loo door biday arimo dhaqaale qalabkii wadanka yiil iyo asbaabo kale Olalihii Horumarinta Reer Miyiga iyo Qoristii Af Soomaaliga Olalihii Horumarinta Reer Miyiga ayaa lagu balaariyay tirada bulshada ee taqaan qorista iyo akhrinta Af Soomaaliga Barnaamijyo kumanaan saacadood oo ka baxay idaahadaha Radio Hargaisa iyo Radio Mogadishu iyo barayaal 20000 labaatan kun oo ay ku jiraan ardaydii dugsiyada sare ayaa u howl galay in aqoonta aas aaska ee bulshada laga qaado 2% lana gaarsiiyay 55% mar ay UNESCO baaris ku samaysay isbadalka uu ummada gaarsiiyay Ole Olihii Horumarinta Reer Miyiga Wakaalada Madbacada Qaranka Tiyaatarka Wakaalada Filimida iyo wasaarado badan ayaa ka qayb qaatay barnaamijka qorista iyo horumarinta Af Soomaaliga Lahjadaha Af Soomaaliga Lahjadaha Af Soomaaliga in kasta oo ay Badantahay hadana waxaa la yiraah "Waxaa jira Maxaa Tiri iyo May" Afka Soomaaliga waxa loo qaybiyaa labo qaybood oo kala ah 1af maxaa tiri 2af maay Maxaa Tiri waa af Halbeega Soomaaliyeed ee cilmiga iyo culuunta lagu barto ahna kan qoran Lahjada Maay waxaa looga hadlaa inta badan koonfurta soomaaliya qoraalkiisuna weli si rasmi ah layskuguma raacin Af soomaaligu waa af ka kooban erayotiraab iyo hawraar soomali ah oo ay kol kolka qaarkood ku darsamaan erayo carabi ama ingriisi ahi Af Soomaligu waa luqadda ugu fudud qoraal ahaan iyo codeynba hase ahaatee ku hadliddeedu way adagtahay kolka la barbardhigo afafka udunka qaar ka mida Far Soomaali Qoriddii Af-soomaaliga waxa ka qayb qaatay Aqoonyahanno ]yeed oo aad u fara badan Xarfaha higgaadda Af-soomaaligu waa Shaqal 5 xaraf ka kooban iyo Shibbane 21 xaraf ah Shibbane oo kala ah B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y ama b t j x kh d r s sh dh c g f q k l m n w h y Shaqal oo kala ah Shaqal gaab A E I O U ama a e i o u Shaqal dheer AA EE II OO UU ama aa ee ii oo uu Afka Soomaaliga marka laga fiiriyo falalka waxay ku dhamaadaan laakiin ayadoo loo eegayo amar ahaan waxa uu ku dhamaado ayaa waxaa suura gal ah in ayu dhamaadaan kuwo kale sida fal amar ah oo ku dhamaado "o" da waxaa lagu bedelayaa "A" waxaana la raacshaa "SHO" Tusaale baxsashobaxso dhimodhimasho seexoseexasho fadhiisofadhiisasho Si la mooda waxaa kale oo jiira falal ku dhamaada "N" kaa oo amar haan marka aan ka soo gano uu ku idlaado "Y" ama "I" Tusaale xoojixoojin siisiin beer dareybeer dareyn Waxaa laga reebaa kuwoo amar ahaan ku dhammaada "OOW" laakiin isu bedesho "AANSHO" Sida jecloowjeclaansho ogoloowogolaansho Hadii la fiirayo meelaha ugu fudud waa tirooyinka 1 Kow Koowaad 2 Labo Labaad 3 Saddex Saddexaad 4 Afar Afaraad 5 Shan Shanaad 6 Lix Lixaad 7 Todobo Todobaad 8 Sideed Sideedaad 9 Sagaal Sagaalaad 10 Toban Tobanaad 20 Labaatan Labaatanaad 30 Sodon Sodonaad 40 Afartan Afartanaad 50 Konton Kontonaad 60 Lexdan Lexdanaad 70 Todbaatan Todbaatanaad 80 Sideetan Sideetanad 90 Sagaashan Sagaashanaad 100 Boqol 1000 Kun 1000000 Milyan Waxaa kale oo aan wax ka sheegi karna tilmaameyaasha Ka soo qaad kan kaas tan taas kuwan kuwaas Sidoo kale kama maaranno waxyaabaha aan albaab ahaan u balaqeyno this is a pen in aan u fasirno afkeena sidii la doono ayadoon ahaynkan qalin waaye kan waa qalin This kan Is waaye waa Pen qalin Laakiin my pen sideen u isticmaali karaa makan qalinbaa? Jawaabtu waa may ee waa lays daba mariyaa qalin + kan Aniga kayga qalinkan this pen waa is kayga mine Adiga kaaga Asaga kiisa Ayada keeda Anaga keena Idinka kiina Ayaga kooda Tirada ]ka ku hadla Af-Soomaaliga Tirada dhabta ee dadka ku hadla Af-soomaaliga lama yaqaan waxaase lagu qiyaasaa ilaa 1965 Milyan oo qof kuwaas oo ku kala firarsan Caalamka waxaana kaloo jira aragtiyo kale oo gaarsiiya ilaa 25 Milyan oo qof Meelaha looga hadlo ] ] 16000000 ] ] 1000000 ] ] 5000000 ] ] 7000000 ] ] 2000000 iyo sidoo kale waddamada caalamka oo dhan afka soomaaliga waxaa kale oo ku hadlo dad badan oo asal ahaan soomaali eheen qaarkood weeba ku heesaan ' somali english turkish aniga I ben adiga you sen asaga he o ayada she o anaga we biz adinka you siz ayaga they onlar qaybaha falalkaficilada soomaaaliga kuwo ku dhamaado -id-asho-aansho-n sida afka soomaaliga hadaan tusaalooyin ka bixino fal dhacay aniga Sidoo kale fiiri ] ] ] ] Baladweyne waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu caansan ee dalka Soomaaliya waxa ay ku taalaa Bartamaha dalka magaalo madaxda Gobolka hiiraaniyadoo uu soo maro webiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka dalka Ethiopia waxa ayna u jirtaa caasimadda Muqdisho 206 Mile oo u dhiganta 332 km waxa ay u qeybsantaa afar xaafadood oo kala ah October Buundo-weynHowlwadaagKooshin iyo Xaawa –taako waxaa dhexmara webiga Shabeelle dadka degan waxaa lagu qiyaasaa hal milyan iyo bar ruux waa Magaalada Labaad ee ugu dadka badan dalka Soomaaliya marka laga soo tago Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyadoo sidoo kale ah Magaalada Seddexaad ee ugu bed-weyn dhul-weyn dalka Magaalada Baladweyne waa Magaalo Taariikh fog leh waxa ay caan ku tahay inay ka soo ban-baxaan siyaasiyiin rugcadayaal ah iyo saraakiil milatari waxaa ka mid ah dadkaasi Madaxweynihii ugu horeeyay ee dalka Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde C llaahi Cosoble Siyaad < nowiki>G sare Faarax Gubadley Magaalada waxa ay leedahay Laba buundo oo lagu kala Magacaabo Buundoweyn iyo Liiq-liiqato Magaalada Baladweyne waxa ay dhacdaa oo ay ka sareysaa badda 1700 mitir waxaa lagu tiriyaa inay tahay meelaha ugu qabow ee dalka Soomaaliya si kastoo cimilada sanadka ay isku badasho bilaha March iyo April heer kulkeeda waxa uu gaaraa 22 °C hayeeshee bilaha kale ee sanadka ayaa waxa uu heer kulkeedu yahay 11 °C waqtiga saacadda waxa ay ku waqti tahay East Africa Time oo la waqti ah Magaalada Makka Almukarama una dhiganta waqtiga caalamiga ee Mareykanka +3 Salaadiintii iyo Dagaalyahanadii ka soo banbaxay Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay noqdeen kuwa la dagaalama gumeystihii Talyaaniga oo ay guulo ka soo hoyeen intii u dhaxeysay sanadihii 1930-1952dii oo wixii waqtigaasi ka dambeeyay ay yeelatay Soomaaliya Maamul Daaqili oo lagu gaarayay Xoriyadda guud iyo israaca 1-dii July sanadkii 1960-kii Sanadkii 1955-tii Maamulkii gumaysigii talyaaniga wuxuu sameeyay gole sharci dajin oo ka koobnaa 70 kursi oo 10 ka mid ah loo qoondeeyay jaaliyidii ajnabiga ee ku noolaa soomaaliya sida Jaaliyadaha TalyaanigaCarabta Baakistaanta iyo Hindida Doorashadii golahaas waxaa ku tartamay xisbiyada SYL xisbiga Digil iyo mirifle axzaabo qabiil iyo kuwa talyaaniga raacsanaa Xisbiga SYL wuxuu ka helay 43 kursi oo ka mid ahaa 60-kii kursi ee soomaalida loo qoondeeyay XDM oo ah Xisbiga degil iyo Mirifle wuxuu helay 13 kursi halka inta soo hartayna loo kala qeybiyay axzaabta kale Gobolka Hiiraan wuxuu golahaas ka helay 6 xildhibaan oo kala ahaa 1Aadan Cabduulle Cismaan Ujeejeen SYL 2 Sheekh Cali Jimcaale Baraale Xawaadle SYL 3Sheekh Max’ed Isaaq Jajeele SYL 4Sheekh Muxumad Balcad Xawaadle SYL 5Sheekh Cabiraxmaan Xaaji Muumun Gaaljecel SYL 6Sheekh Max’ed Caddowyar Baadecadde SYL Sanadkii 1970-kii waxa ay noqotay Saldhigii Milatari ee ay ka duulaan tagi jireen dagaalyahanadii Jabhadii Soomaali galbeed ee dowladdii Milatariga Soomaaliya ka gacan siin jiray dhanka militariga iyo maaliyadda intaba xaafado Beledweyne waxey ka kooban tahay in ka badan 4 xaafadood october buunto weyn Howlwadaag kooshin iyo Xaawo -taako Xaawotaako Magaalada Beledweyne waxeey ku talaa dhanka Waqooyi ee Caasimadda Soomaaliya waxeyna u jirtaa waana magalo aad u qurax badan waan Bartamaha soomaaliya Magalada ayaa hadda aad u sii balaaranaysa kadib markii ay ku soo biireen xaafado badan sida aan kor ku xusnaydegmooyinka iyo magaalooyinka soomaaliyeed waa kuwo caan ku ah qeyraad dabiici ah oo uu alle ku maneysatay duqeyntaasi Dagmooyinka gobolka Waa 1 buuloburde 2 jalalaqsi 3 mataban 4 kabxanley 5 buuq aqable 6 ceel cali 7 maxaas 8 deefow {| width"100%" cellspacing"2" style"clear both;" | colspan"2" | |- | style"vertical-align top;" | {|id"mp-sp" cellpadding"2" cellspacing"5" style"width100%; vertical-aligntop; backgroundf9f9f9; border1px solid a7d7f9; color000;" |- | |} Dhax kujir waa wadan oo laheen wax bad ah aduunka waxaa ku yaalo wadamo gaaraayo 44 oo badda ka xirantahay Dawladdaha qaarkood kuwa u dhaw badda waxaa dhacday in ee marki hore badda u furnaan jirtay Laakinsa marka ee gobolo ka xoroobeen ee ku soo baxeen wadamo Dhax kujir ah tusaale ahaan xoreentii Eratareya iyo Montenegro waxee u aqoonsadeen wadamada Itoobiya iyo Serbia in ee badda arkin sanadkaan aa ku jirno badda waa muhiim markii la fiiriyo dhinaca dhaqaalaha iyo kaluumeesiga Wadamada Dhul xiranka ah Dhexroor Ingiriis Diameter Xariiq walba oo toosan oo isku xira laba dhinac oo wareega goobada ka mid ah dhexmartana bartanka goobada waxaa la yiraahdaa dhexroore Sumadna waxaa u ah Xarafkaan Ø Qaacidada D 2r< math> Waa gacanka labadiis D \frac{P}{\pi}< math> Waxa ay la egtahay Wareega loo qaybiyey Pi Afka ingiriiska waa luqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriiska uu ku gumeystey dunida barkeeda kala bar Mar walboo uu wadan gumeysto Ingiriiska wuxuu ka dhigi jirey afkiisa afka dawladda iyo tan barida Wadama Ingiriiska looga hadlo Wadamada luqada ingiriiska looga hadlo sida afkooda hooyo oo kale waxaa ka mid ah Ingiriiska Ireland Australia New Zealand Maraykanka Kanada Koonfur Afrika Booqo Af-Ingiriis Qaamuus Eretereya waa dal ku yaala Geeska Afrika derisna la'ah dawladaha Itoobiya Jabuuti iyo Suudaan Erataria waa dal ku yaala bariga afrika gaar ahan badda cas ila Gacanka Cadmeed aagga loo yaqaan baabulmandab dalkaas waxaa horay uga tirsanaan jiray dawlada federaalka ee Itoobiya waxa uuna ka go'day sanadkii 1991 dalka Eratariya waxa hada waxaa ka taliya madaxweyne Isaias Afewerki Dalka eratiya wuxuu xuduud la wadaagaa Wadamada Jabuuti Dhinaca koonfurbari Itoobiya dhinaca koonfureed suudaan iyo badda cas dalka erataria waa dal sabool ah hadana intii kadanbaysay sanadihii 1991 ayuu soo gaaray horumar weyn oo lataaban karo Siyaasadda Doorashaddii ugu horeysay oo ka dhacday Ereteriya sanadka markuu ahaa 1991kii shacabka ereteriya waxeey doorteen xornimo 998% ayada markaas dagaalo xun dhaxmaray itoobiya iyo ereteriya oo halkaas ku dhinteen dad aad u badan Siyaasadda Ereteriya waa mid ku dhisan hab nabadeed taasoo ah dad jecel midnimada soomaaliya waloow lagu eedeeyey in ay taageeri jirtay kooxihii ka horjeeday joogitaanka Itoobiya kadib markii ay qabsatay Soomaaliya 2006 waxaa la sheegay in ay joogeen ciidamo ereteriya udhashay oo gaaraya 2000 askari taasoo beenoowday markii dambe si kastaba ha aheetee waxaa iska hor yimid siyaasaddii Itoobiya ee ahayd kala qaybinta Soomaaliya iyo tii ereteya taasoo kentay markii dambe in golaha amaanku uu cunaqabayn saaro dalkaan Juquraafi Ereteriya waxeey ku taalaa bariga afrika gaar ahaan Geeska Afrika Ereteriya waxeey xuduud la leedahay wadamada Suudaan Itoobiya iyo Jabuuti waqooyi bari neh waxaa kaga dhegan Badacas ereteriya waxeey leedahay jasiirado iyo xeeb aad u dheer oo gaaraya in ka badan 1000km Dhanka diinta diimaha laga caabudo Ereteriya waa muslimiin 70 boqolkiiba iyo kiristaan oo 30% ah shacabka ereteriya oo dhan Madaxweynihii hadeer aad ayuu u cadaadiya muslimiinta wadankas Luqadaha Looga hadlo Ereteriya waxaa lagu hadlaa luqado aad u badan waxaa u badan luqada Af-tigree iyo Af-Carabi Link Faransiisk Af-Faransiis Sirasmiya waxaa loogu yeedhaa Af-Faransiis République française‏ waa dalka mid ah dalalka kuyaala galbeedka qaarada Yurub farnsiisku waxa uu kakoobanyahy dhul kal fog fog iyo jasiirado kuyaala goobo aad uga fog dhulwaynaha faransiiska waxa kale oo farnsiiska kamida halka looyaqaano Faransiis Guyana iyo jasiirado aad ubadan oo cidhifyada caalamka kuyaala dadka wadanka farnsiiska udhashay waxa wadankooda ay uguyeedhaan Hexagone oo macneheedu tahay Lix geesood wadanka farnsiisku waxa uu xuduud la wadaagaa Wadamada Midowga boqortooyada Britan Beljim Luksemburg Jarmalka Iswisarland Talyaaniga Monako Andorra Isbania sida oo kale farnsiisku waxa uu xuduud la wadaaga wadamo kabaxsan qaarada Yurub sida Barasiil Surinam Nederlaan Antiilis Farnsiisku waa mid kamida Aasaasayaasha Midawga Yurubwaana wadanka ugu wayn midawga yurub sidoo kale waxa uu farnsiisku kamid ahaa xubnihii aasaasy Qaramada Midoobaywaxa kale oo kamidyahay xubnaha rigliga ah ee Golaha Maanka inta badan dadka farnsiiska ahi waxa ay haystaan diinta Masiixiyad waxa kunool sidoo kale dad gaadhaya ilaa shan milyan oo haysta diinta Islaamka Taariikh inta badan dhulka faransiisku waxaa dhulkii ay qabsadeen dadkii lagu magacaabi jiray Gaule oo asal ahaan kasoo jeeday meesha looyaqaano katalaaniyawadanka waxa katalinjirtay ambaradooriyadii roomaanka kadib xiligii qarnigii 4aad waxaa qabsaday mid kamida qabaa'ilka Jarmaankakuwaas oo looyaqaany Franchwadnkan maanta looyaqaano farnsiiku waxa uu midoobay markii ugu horaysay sanadii 486farnsiisku waa wadan leh taariikh aad iyo aad u dheer oo aan lasoo koobi karin Taariikhdu waxay qortaa in boqorada Faransiiska soo maray uu ka mid yahay Napolian Bonabert oo dhawr wadan oo Yurub qabsaday Faransiiska oo ah dalka ugu weyn wadamada ku yaala galbeedka Yurub sidoo kale waa dalka Sadexaad ee Yurub oo dhan ugu weyn dunnidana waxaa uu ka yahay dalka 42aad ee ugu weyn dhul ahaan Caasimada wadanka waa Paris dadka Faransiiska ah waxaa lagu qiyaasaa in ka badan 67 million oo ruux taasi ayaana keentay in loo aqoonsado inuu yahay dalka 20aad ee dunnida ugu dadka badan iyo dalka labaad ee Yurub oo dhan ugu dad badan Faransiisku waxaa uu ka mid yahay wadamada la yiraahdo awood ayay leeyihiin illaaa qarnigii 19 aadna waxaa uu ka mid ahaa wadamada dunnidaan wax ka gumaystay Dalkaan QM waxay ku taxgalisaa inuu ka mid yahay wadamada ugu badan ee ay kasoo baxeen dad taariikh ku leh dhanka cilmiga waxaana dalkaan kasoo jeedaa dad badan oo wax badan hindisay Hay’adda UNECSO waxaa ay sheegtay in dalka Faransiis waxay u aqoonsatahay dalka 4aad ee ugu dhaqanka weyn dunnida taas ayaana sabab u ah in si joogto ah ay dalkaasi u booqdaan oo ay u dalxiis tagaan dad tiradoodu gaarayso 83 million oo ruux Lacagta wadanka waa Yuuroo seedka gaadiidku isku dhaafaana waa dhanka midig luuqada wadanka looga hadlana waa Faransiis Xagga dhaqaalaha marka aanu eegno Faransiisku waxaa uu ka mid yahay wadamada ugu waa weyn ee dhaqaalaha leh dalkuna warshado badan ayuu leeyahay Sidoo kale dalxiiska ayay dawlada Faransiisku dhaqaalo aan yareyn ka heeshaa Xagga ciidamada Faransiiska oo ka mid ah wadamada ku jira ururka gaashaanbuurta NATO dawlada Faransa waxay ka mid tahay dawladaha dhaqaalaha badan ku bixiya dhanka ciidamada sidoo kalena dawlada Faransiisku waxay xubin ka tahay 15 xubnood ee golaha amaanka iyo ururka midawga Yurub ururka ganacsiga adduunka ee WTO iyo booliska adduunka ee Interpol waana dal haysta hubka Nuclearka ah Xagga Diimaha haddii aynu eegno dadka Faransiisku badankood waa masiixiyiin waxana ay dalkaasi ka yihiin 94% Muslimiin oo dalkaasi dadka ku nool ka ah 4% waxaa tiradooda guud lagu qiyaasaa 5 illaa 6 million oo ruux Dhaqan ahaan dadka Faransiiska waxay isku eg yihiin dadka Talyaaniga waxaana dumarka Faransiiska dhaqan ahaan u xirtaan maro u sameysan sida cambuurka oo kale oo dhanka hoose u weyn qaarka sarana u yar halka raggooduna ay xirtaan maryo qamiiska u qaab eg Dhanka cunnadda dadka Faransiisku waxay dhaqan ahaan u cunaan hilbo la dubay oo haddana maraq loo yeelay oo dalkaasi looga yaqaan Foie gras Ugu dambeyna haddii aanu eegno xagga cayaayara Faransiiska kubbadda cagta aad baa loga xiiseeyaa waxaana xulka K cagta dalka Faransiisku uu qaaday koob adduun hal mar oo aheyd sanadkii 1998 oo Faransiiska lagu qabtay Cayaartoyda Faransiiska ayaa Sadex gool iyo waxba kaga adkaaday cayaartii kama dambeysta ee ay la cayaareen xulka dalka Brazil Sidoo kale xulka Faransiisky waxaa uu guulo ka gaaray cayaaro kale oo caalami ah waxaana dalkaasi kasoo jeeda cayaartoy fara badan oo dhanka cayaaraha sumcad weyn ku leh Nolosha in kabad $74 dadka farnnsiisku waxa ay kunoolyihiin magaalooyinka waawayn magaalda Baaris iyo hareereheeda kaliya waxaa dagan dad gaadhaya ilaa 9 milyan oo qofdadkuna waxy daganyihiin guryo aad iyo aad udheersidoo kale qaar kamida dadka kunool farnsiisku waxy xiiseeyaan in ay degaan guryo qadiima Nolosha miyiga waxa kunool %24 dadka farnsiiskawaa beeralaycuntada farnsiisk waa mid kamida cuntooyinka ugu caansan Caalamka diinta Farnsiisku waa dawlad cilmaaniya xoriyada diintuna waa xaq distoori ahwaxay gaadhaysaa tirada Masiixiyad Kaatooliga ahi %65 dadka aan diinba haysan waxaa lagu qiyaasaa %25 halka islaamku uu yahay %6 dadka faransiiska Madaxweyneyaashii Faransiiska 1 Charles De Gaulle 1958 1969 2 Georges Pompidou 1969 1974 3 Valéry Giscard d'Estaing 1974 1981 4 François Mitterrand 1981 1995 5 Jacques Chirac 1995 2007 6 Nicolas Sarkozy 2007 2012 7 François Hollande 2012 - Juquraafi Magaalo Paris Lyon Marseille Lille Toulouse Bordeaux Nantes Nice Strasbourg Rennes Grenoble Montpellier Wareegga goobada waxaa loo yaqaanaa Meeris Waxaa jira macnayaal kale ee la xiriira goobada oo loo baahan yahay inaan fahamno Barta-xudunta Waa barta ku dhacda bartamaha goobada Gacan Waa xariiq ka bilaabma barta- xudunta kuna dhamaata bar ka mid ah wareega goobada Waxaana loo soo gaabiyaa r isla markaana waxa uu la eg yahay dhexroorka barkiis \mathrm{Bed}\frac{\mathrm{Wareeg Goobo} \times \mathrm{Gacanka}}{2}\pi r^2< math> Koorda Waa xariiq u dhexeysa laba barood oo wareegga goobada ku taala Muhiim ama qasab ma aha in xariiqdaasi ay marto barta-xudunta Dhexroor Waa xariiq u dhexeysa laba barood ee goobada martana barta-xudunta Waxaana loo soo gaabiyaa d Qaanso Waa xariiq is wadata oo dul saaran qeyb ka mid ah goobada Gabal goobeed Waxay soo koobtaa inta u dhexeeysa xariiqa qaansada ee goobada iyo koordaha Waxaa kaloo la dhihi karaa labada cirif ay ku dhamaadaan xariiqda qaansada Qurub goobeed Waa inta u dhexeysa xariiqda qaansada iyo laba xariiq ee gacanka kuwaasoo ku xirmaaya labada cirif ee xariiqa goobada Wareega iyo bedka goobada Wareega {\pi}< math> r^2\< math> {\pi}< math>d< math> Hay'adda Uqaabishan Qaramada Midoobay Gaadiidka Diyaaradaha Rayidka ah I C A O Waxaa la sameeyey 4 abril 1947 waxaa xarunta uguwayn kutaalaa kanada shaqadeeduna waxa ay tahay habaynta iyo iskudubaridka howlaha duulimaadyada si looga nabadgalo dhibaato ka dhacda howlaha duulimaadyada ICAO Waa afar xaraf oo laga soo qaatay International Civil Aviation Organization Dhamaan garoomada caalamka ayaa loo isticmaalaa ururku waxa uu qabtaa ama uu ku shaqaleeyahay isusocodka diyaaradaha aduunka ee iskaga gooshaya xuduudaha iyo ka hortagga wixii qalad ah iyo baaritaanka marka ay dhacdo dhibaato la xiriirta dulimaad Astaanta ICAO iyo IATA IATA waa eraya lasoo gaabiyey ee ah International Air Transport Association oo ah iyana haydda ku shaqada leh diyaaradaha aduunka iskaga goosha ama shirkadaha leh ayaa ku midoobay ICAO iyo IATA Waxaa iyagana looga dambeeyaa arimaha duulimaadka shibilka ah waxa ayna leeyihiin calaamado farabadan aduunka meel kasta oo uu ku yaal Garoon caalami ah tusaalo ahaan Soomaaliya Garoonka Muqdisho afar eray oo lasoo gaabiyey ee utaagan ICAO iyo sedex eray oo lasoo gaabiyey oo utaagan IATA ahna shirkadaha diyaaradaha tusaalo ahaan- IATA MGQ ICAO HCMM Ilaalinta Hawada Waa shaqada sedexaad ee aduunka ugu fiican waxa ayna ukala qaybsantaa 3 waaxood- 1- waaxda laga hago diyaaradaha Aerodrome control tower 2- waaxda ilaalinta soo dhowaashaha Approach control unit 3- waaxda ilaalisa hawada oo dhan Area control center tower waaxda koowaad waxa ay tahay shaqadeeda ogolasho siinta diyaaradaha dhulka jooga si dhibla'aan ah kicitaankood iyo soo cagadhigashadooda iyo in ay usheegaan dhulka in ay ujirsadaan 5 ilaa 10 mayl oo kor ah iyo 5000 tilaabo Goonka Hareerihiisa waaxda ilaalinta soo dhowaanshaha Qaybta labaad waxa ay ku shaqo leedahay diyaarada imaanaya ama kacaya in ay ku hagaan halka ay diyaarada ku degen lahayd iyo hawada meesha ay kamari lahayd waxa ayna ku ilaalinayaan diyaaradda Goobo dhexroorkeedu yahay 25 ilaa 60 mayl joogga sarane waxa uu noqonayaa 5000 ilaa 15000 oo tilaabo waaxda ilaalinta hawada guud waxa ay tahay shaqadooda in ay ku hagaan halka kama dambaysta ah ee ay diyaaradii tagtay marilahayd ilaa ay ka qaarsiiyaan wadanka wadanka dariska la ah ama isla dalka gudihiisa haddii ay jiraan meelo kale oo laga hagi karo marka ay dhacayso masuuliyad la wareegidda waxaa muhiim ah oo la raacayaa sharciyadaan- In la ilaaliyo isku dhac diyaaradeed In loo fududeeyo duulimaadka In ay leedahay caymis diayaaradda In laga masuul noqdo dhamaan hareeraha garoonka iyo Intiin dabdamis iyo ambalas In la siiyo digniin haddii ay wax dhacaan Kala ilaalinta diyaaradaha dhulka jooga iyo meesha ay istaagi lahaayeen Hadalka inaad soo gaabisid markii aad wax sheegeysid Iyo qaar kaloo badan CACAS Iyo Somalia Civil Aviation Caretaker Authority for Somalia Waa hay'ad qaramada midoobay uga wakiilka ah hawada soomaaliya 1991 burburkii dowaladii dhaxe waxaa la waayey adeeg haga diyaaradaha soo dulmara hawada soomaaliya taasna waxa ay sababtay in ay haydaas la wareegto 1993 oo ay uwareejiso fadhigeeda Nayroobi qiyaastii waxaa sanadkii kasoo xarooda 6 milyan US doolar Erayga ingiriis macno badan ayoo leeyahay Ingiriis luqad Ingiriis waxDad Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaa waranka cilmiga ganacsiga iwm Internet wuxuu ka kooban yahey Shabakadda Kumbuyuutarrada Ingriis Computer Network Kuwaasoo xogta Ingriis Data isku dhaafsadda habka loo yaqaan internet protocol Wuxuuna ka kooban yahey malyuunaad shabakkadood English network sida kuwa jaamacaddaha ganacsiyada dowladoha shirkadaha Kuwaas oo si wadojir ah isku dhaafsada xog kala duwan oo noocwalba leh sida sawiradda fiidhyoowyada codadka iyo qoraaladda Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection network oo loo soo gaabiyey internet Taariikhda Internetku waxow ahaa natiijo ka dhalatay Mashruuc ay sii daysay Heyada ARPANET sanadii 1969 kaas oo ahaa mashruuc kasoo baxay wasaarada gaashaandiga Mareekanka barnaamijkaas waxaa loo aasaasay isku xirka Ciidanka Mareykanka iyo jaamacadaha iyo dhamaan hayadaha cilmi baarista si looga faa'iideysto Aalada Kombiyuutarka Koowda Janaayo ee 1983 ayaa wasaarada Gaashaandhiga Mareekanka badashay Baratakoolkii NCP kuna wareegtay TCP IP Shabakada Internetka waxaa si ganacsi ahaan ugu furmatay 1988 Markaasoo kadibne la furay Shirkado internetka bixiyo ISPoo kala ahaa UUNET PSINet iyo CERFNET 6 dii Agoosto 1990 CERN oo aheyd Hay'ad cilmi Baaris oo Yurub ka dhisneyd ayaa si furan u shaacisay WWW- oo ah Shabakada Xuub Caaro Web ka waxaa soo saaray Saynisyahano Ingiriis ah Micnaha web afsoomaaliyeyn waa Mareeg wa isku keenid ama aruurin waxyaalaha ka dhaca dunida daafaheeda oo lagu kulmiyay hal meel Mustaqbalka Internetka Sida hada ka muuqato Internetku wuxuu yareeyay waxyaabo badan oo ay ku bixi jirtay tamar sida tusaale ahaan waxaa maanta wax ka baran kartaa Internetka adigoo joogo xaafadaada ama gurigaada Sidoo kale waxaa laga maarmay inaad maanta tegto meel ganacsi oo aad sheey ka iibsato adigoo heli karo dukaameysi Qadka Online Shopping Sidoo kale waxaad arkeysaa Shaneemooyinkii in laga maarmay oo Netka aad heli karto Film ama riwaayada aad rabtid Sida ay leeyihiin Khubarada Aduunka in uu Netka noqon aduunka khiyaaliga ah Tusaale ahaan in qof jooga gurigiisa laga xakumo Maxkamad si Online ah sidoo kale maanta waxaa laga maarmay in Qaamuusyadii Buugaagtii ha ahaado mid Cilmi iyo mid Taariiqeed wallal waa run tasi lakin esangana musiibadisa aya wata xuman iyo saman aya is daba socota internet waa cajiib marka la fiirsho xaga isku xirka aduunka Isbania spania ama boqortooyada Spania waa wadan ku yaalo Koonfurta Galbeed ee qaarada YurubWadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada AndorraFaransiiskaGibraltar iyo Bortuqaal wadankaan waxoo aad uugu dhawyahay xuduudka Maroko oo u dhaxeeso Badda DhexeShacabka degen spania waxee gaarayaan ilaa 46030109 oo qof magaalo madaxda wadanka waa Madrid Wadanka Isbania waxoo leeyahay 17 gabol iyo 15 magaalo oo waa weyn oo muhiim u ah Taariikh ikytyuy daahir cali waa ninka dunida ugu caansan xaga jacaylka ama habwanaaga loola dhaqmo dumarka loola dhaqmo hadaba kabogasho wacan sheekooyikiisana waxaan idiinsoo gudbi doonaa asbuuca soosocda isha allaah Itoobiya waa wadan ku yaal Geeska Afrika waxa uuna Xuduud la leeyahay wadamada Jabuuti Suudaan Ereteriya Soomaaliya iyo Kiinya Caasimada Itoobiyana waa Addis Abeba Itoobiya waa wadan weyn oo bad laheen waxa uu leeyahay 4 wabi oo waaweyn kuwaas oo kala ah- wabiga Niilomo Awash iyo Wabiga Shabeelle itoobiya markeeda hore waxaa la dhihi jiray Abessinia laakiin waxaa lagu bedelay itoobiya oo micnaheedu yahay mugdi ama waji gubtay waayadii hore madaxdii gariis iyo Roman waxee la shaqeen jireen madaxda itoobiyaanka Juquraafi Itoobiya waxee ku taalaa Geeska afrika waxeena xuduud la leedahay wadamada Eratareya Jabuuti SoomaaliyaKiinya iyo Suudaan itoobiya waxaa dhaxmaro wabiga ween ee looyaqaan Wabiga Niil Itoobiya waxaa ka baxo Bun iyo qamadi Eratareya sida ee uga go'day itoobiya wax xeeb ah badda kumalahan Jawiga Itoobiya waa dhul cagaaran laakiin waqooyiga itoobiya aad ayee u kulushahay roob badan maka dao xili yaasha oo roobka ka dao itoobiya waxaa ka mid ah bisha maarso iyo abriil oo roob aad u yar ka dao juun ilaa Sebteembar neh waxaa ka dao roob xoogaa ween waqooyiga itoobiya waa meel qaleel ah meelo badan oo ka mid ah neh waxaa lagu magacaabay meesha aduunka uugu kulul gobalka somaalidu waa gobalka 2aad ee ugu wayn dalka ethiopia marka laga reebo gobalka oromia waana qowmiyada 3aad somalidu ee ugu badan dalka ethipoa 1 oromada 2Amharada 3Somaalida 4 Tigrey shacabka wadanka itoobiya waa wada ajnabi waxaa u badan Oromo 40% iyo Amxaaro 25%% kuwa kale oo ka mid ah soomaalida iyo tigrayga oo 6% kala ah Luqadaha dadka degen wadanka Itoobiya waxee ku hadlaan luqado gaaraayo 70 ilaa 80 luqadood oo kamidtahay afka soomaaliga luqada ugu ween oo lagu hadlo waa Amxaari Diimaha laga caabudo itoobiya waxaa laga caabudaa diimo aad u badan 628% waa karishtaan 339% neh waa Muslimiin 32 % neh waa diimo kale oo laga caabudo Kalandar Itoobiya waxee leedahay kalandar u gooni ah sanadkooda waa 13 bilood 11 Sebteembar waa maalinta uugu horeeyso sanadka 12 sebteembar waa maalinta labaad markii oo buleerka la riday kalanderka itoobiya waxoo raacsanyahay waqtigii oo nabi ciise dhashtay kadib 8 sano ee ka danbeeyaan kalanderka wadamada galbeedka ayaga marka ee sanadkooda cusub 2003 ee soo dhaweenaayaan wadamada galbeedka waxee u tahay 11 sebteembar 2010 dhaqaale Itoobiya waxee ku dadaaloosa kordhinta dhaqaaloheeda waxeena sanadihii nasoo dhaafay noqotay wadanka kaliya ee qaarada afrika oo wax saliid ah ku xirneen oo dhaqaalohiisa kor u kacayDhinaca kale siyaasiinta itoobiya ma ku dadaalaan horumarinta bulshada ku nool dalka itoobiya Wadanka itoobiya waxaa ka jirto abaar aad u badan waana wadan beero iyo wabiyaal badan leh Dadka ku nool itoobiya 100kiiba 80 waa reer baadiye Marka aa fiirino gobolka soomaali galbeed kaliya run ahaantii gobolkaan waa gobol ismaamulo oo wax caawin ah ka helin siyaasiinta itoobiya waxaana ka jiro dagaalWaxaa u maleenaa dhaqaalaha gobolkaan in ee ku tiirsantahay dalka soomaaliya sababto ah waxyaabaha laga gado dalka soomaaliya wee ka raqiisanyihiin kuwa itoobiyaanka cafimaad wadanka itoobiya wuxuu ka mid yahay wadamada Afrika cudarka HIV AIDS-ka saamayn aad u weyn ku yeeshay Taariikh geeska africa intee dhacdaaa itobiya Jamhuuriyadda federaalka ee jarmalka ama Jarmalka waa wadan u dhisan dhinaca federaalka waxoona ka koobanyahay 16 GobolWadankaan waxoo ku yaalaa Bartamaha qaarada Yurub waxoona xad la wadaagaa wadamada Faransiska Denmark Luksemburg BeljimHollandswitzerland AustriyaJamhuuriyadda Czech iyo Boland Magaalo madaxda wadanka waa Berlinwadanka jarmalka markiisa hore woo kala qeebsanaa waxeena isku keentiisa ee dhamaatay 1871dii dagaaladii aduunka kii labaad ayaa wadanka jarmalka la kala qeebiyay ka bilaabato 1949kii ilaa 1990kii waa markii oo wadanka mar kale midoobay Jarmalka waxoo leeyahay Taariikhda ugu dheer ee qaarada YurubWadanka jarmalka waxaa degen dad gaaraayo ilaa 83miliyan oo qof waa wadanka ugu dadka tirada badan qaarada Yurub waana wadanka Ugu dhaqaalaha xoogan qaarada Yurub Dhaqaalaha jarmalka waa dhaqaalaha sadaxaad oo ugu weyn aduunka waxoo ku xigaa mareykanka iyo Jabaan Wadankaan waa wadanka ugu dhoofiska badan matoorka qaarada yurub Taariikh Wadanka Jarmalka waa wadanka ugu taariikhda dheer Yurub waxaana laga helay dadkii horay u degenaan jiray raadkoodii 700000 oo sano kahor Dadkii biniaadanka hadda jiro ka xooganaa oo la dhihi jiray Neanderthal intii eesan isku bedelin biniaadanka hadda jiro 40000 oo sano ka hor waxee ku noolaan jireen wadanka Jarmalka Juqraafi ahaan Juqraafi ahaan wadanka Jarmalka waxa uu kuyaalaa Bartamaha iyo Galbeedka Qaarada Yurub waxa uuna xuduud la leeyahay wadanka Denmark dhanka waqooyi Boland iyo Jamhuuriyada Jeeg dhanka Bari Austriya iyo Iswisarland dhanka koonfureed Faransiiska iyo Luksemburg dhanka Koonfur Galbeed Beljim iyo Holland dhanka Waqooyi Galbeed Jimco waa maalin usbuuceed u dhaxayso khamiista iyo sabtiga waana maalinta fasaxa ee umadda islaamka Jimaca waa maalinta ugudanbeyso ee usbuuca dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta shanaad ee usbuuca luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Friday mida Finnishakana Perjantai Todobada maalin ee Todabaadka Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco Jumada al-thani waa bisha shanad ee Sano dayax ama Hijriyad Maalintiris ama KalandarHILAADTUS-KA waxaa loo yaqaanaa jadwalka taariikhda kaasoo ay ku qoran yihiin Sanad Shimil-kaka bilaha usbuuc Todobaadkayada iyo maalmaha Waxaan jeclaan lahaa in aan soo gudbiyo erayga ugu haboon tarjumidda af Somaliga waana "Maalin tiris" W Q Abdulrahman Shiinka Maalin Maalin ingiriis Day waa cabir ka mid ah halbeega wakhtiga oo ah wakhtiga ileyska qoraxdu dul joogo oogada sare ee Dhulka Sidoo kale marka la fiirinayo kalandarka maalmaha Maalin waxaa loo yaqaanaa 24 saacadood taas oo lagu xisaabinayo wakhtiga habeenkii Kalandarka Islaamka maalintiisa waxay bilaabataa Qorax soo bax iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo dhanka sanadka miilladigana maalinta ay isbedesho habeen barkii Sanadka miilaadiga bishiisa sedexaad waxayna u dhaxaysaa bilaha Febraayo iyo Abriil Bisha Maarso waxay ka koobantahay 31 maalmood waxaana loo soo gaabiyaa Mar Miilaadi Waa magac tirsi-sanadeed wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28 29 30 iyo 31 Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda Bilaha Miilaadiga Bilaha Miilaadiga Janaayo Febraayo Maarso Abriil Maajo Juun Luuliyo Agoosto Sebteembar Oktoobar Nofeembar Diseembar Montenegro waa wadan ku yaalo koonfurta Yurub wadankaan magaciisa waxaa laga wadaa "buurta madow" waxoona xuduud la leeyahay wadamada KroatiaSerbia Bosniya iyo Badda Atriatik caasimada wadanka waa Sarajevo Taariikh Qaamuus waa buug oo erayga ama luqadaha fasiro qaamuuska waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa luqadaha kale badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay alifbeetada si oo u fududaado radinta xarafka aa raadineesid Qaamuus finnish-soomaali-finnish Qaamuus Soomaali-Ingriis Qaamuus Soomaali- Faransiis Français Qaamuus Soomaali-Ingiriis-Jarmal Qaamuus Soomali Ingiriis talyaani italiano Qaamuus Esperanto Esperanto Qaamuus Esperanto-Jarmal Krause Esperanto- Deutsch Jarmal © Helmut Buske Hamburg 1999 ISBN 3-87548-193-3 wwwbuskede Qaamuus Jarmal-Esperanto Krause Deutsch Jarmal-Esperanto © Helmut Buske Hamburg 2007 ISBN 978-3-87548-466-3 wwwbuskede Qaramada Midoobay ama QM waa caalamka oodhan oo ku midoobay nabada iyo xornimada aduunka iyo dhinaca dhaqaalaha qaramada midoobay waxaa la aasay 1945tiiwaxaana ka soo qeeb qaadatay 192 wadan waa markii oo dhamaaday dagdagaladii aduunka kii labaad ww2 Sababta loo aasayneh waxee waaye in dagaalo nuucaas camal oo aduunka ka dhicin markale Qaramada midoobay waxee leedahay ciidamo oo ka tirsan wadamada qaarkood waxeena u badanyihiin Shiinaha iyo Pakistan Xaruntooda waxaa waaye Manhattan ee magaalada New York dalka mareykanka Jeneralyaasha QM Trygve Lie Norwey Febraayo 1946ii ilaa waqtiga oo is casilay 10 Nofeembar 1952 Dag Hammarskjöld Iswiidhan 10 Abriil 1953ii ilaa waqtiga oo xafiiskiisa ku dhintay 18 Sebteembar 1961 U Thant Burma 30 Nofeembar 1961ii ilaa 1 January 1972 Kurt Waldheim Austriya 1 January 1972 ilaa 1 January 1982 Javier Pérez de Cuéllar Peru 1 Janaayo 1982ii ilaa 1 Janaayo 1992ii Boutros Boutros-Gali Masar 1 Janaayo 1992 ilaa 1 January 1997 Kofi Annan Ghana 1 Janaayo 1997ii ilaa 1 Janaayo 2007 Ban Ki-moon Koonfur Kuuriya 1 janaayo 2007ii wali UNICEF UNESCO Qarni waxaa lagu soo koobaa 100 sano Seerbiya Србија ama Jamhuuriyadda Seerbiya waa wadan ku yaala koonfurta qaarada Yurub Seerbiya markeeda hore wuxuu ahaa wadan xor ah wuxuuna mar la midoobay dowladii ladhihi jiray Yugoslaafiya hadana wuxuu la midoobay wadanka Moontenegro waxayna kala goeen 2006dii Wadanka Seerbiya iyo wadanka Kosofo waxay kala goeen 2008diiSeerbiya waxay maanta leedahay maamul goboleed oo la yiraahdo Vojvodina Caasimada wadanka Seerbiya waa Belgareed Taariikh Saldanadii Cadal waxay ahaayeen boqortooyo xukumi jirtay gobolka awdal iyo qayibo kamida somalia iyo qebo badan oo ka mid dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya waxeyna ka mid ahaayeen boqortooyada ugu taariikhda dheeraa uguna awooda weynaa dalka Somalia cadal ama adal waxa lagu xasuustaa dagaalo waaweyn oo ay inta badan la galeen ethiopia waxa kamid aha boqoradi somaray TIINIXI IYO TINCARO IYO TIIN CAWUSLE IYO AXMED GUURAY ARAWELO IYO BACAYIR IYO LABADISI WIIL BUCUR IYO BABOW oo aha boqorki ugu danbeyay boqortoyadi Cadal iyago asal ahan kaso jedaa dadki loyaqanaay boonta oo iyana kaso jeeday dadki loyaqanay saab oo aha ilma baaydar samale oo hadi laa is yidhaa tarikhdoda haalaga shekeyo an laga dhamanayid xaga durufaha iyo wadciga hada ay wax marayan oo noqonaysa inay qabaayil badan oo hada sheekta somalia iyo dhuuka Soomaaliya oo mesha ka baxaya taso dhalin karta xuuman iyo cuuqdad hoorle baase aynu halka ku dhafno Talyaaniga ama Jamhuuriyadda talyaaniga waa dawlad ku taala qaarada yurub waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamada Faransiiska iyo wadanka Iswiisarland iyo wadanka Ostariya waxa kale oo uu soodin la leeyaay wadanka islofeeniya dhulaka taliyaaniga waxa uu ka koobanyahay sadex wadan oo kala ah dawlada taliyaaniga ee caanka ah iyo wadanka saan mariino oo ah imaarad madax banaan oo ku taala gudaha wadanka taliyaaniga waxa kale oo wadanka taliyaaniga ku gauda yaala dawlada yar ee looga taliyo dadka haysta madhabta kaatooliga ee diinta kiristanka oo ku dhex taala gudaha Roma caasimada wadanku waa roma inta badan dadka reer taliyaanigu waxa ay haystaan diinta kiristanka raysal wasaaraha wadanku hada waa salfiyo barlaskooni lacagta wadankaa lagu isticmaalaa waa lacagta midawga yurub ee yoorada loo yaqaano taliyaanigu waa dawlad wayn oo caana taariikh soo jireenan wuu leeyahay dawlada taliyaanigu waxa ay ka midtahay dawladaha loo yaqaano G8 ee xaga warshadaha hore uga maray taliyaanigu waxa uu gumaystay wadamu kamida qaarada afrika sida soomaaliya ertariya iyo libiya luqada wadanku waa taliyaani taliyaanigu waa jamhuuriyad dimuquraadi ah taliyaanigu waxa uu ku yaala bada dhexe halkaas oo ay ku taalo jasiirada sisiiliya oo ah qayb ka mid ah wadanka taliyaaniga taliyaanigu waxa uu leeyahay warshado badan oo wax soo saara ganacsiga taliyaanu badanaa waxa uu gaadhaa Afrika bogan waxaa qoray Waxay ku taalaa gacanka Itaaliya ee yurubta koonfureed iyo labada jasiiradood ee ugu weyn badda dhexe sida Sasiiliya iyo Sardiiniya Talayaaniga wuxuu soohdinta la wadaagaa wadamada kala ah Faransiiska Iswiizerlaan iyo Isloveeniya Labada gobol ee madax-banaan oo ah saanmarino iyo Faatikanaka waxay ku dhex yaalaan gacanka Talyaaniga Talyaani ama Itaaliya Talyaani ahaan Repubblica Italiana Waa dowlad yurub ah waxeyna dhacdaa Koonfurta qaarada yurub Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna Dhanka woqooyi waxaa ka xiga talyaaniga buuraha Alpine waxaana ku taala gudaha talyaaniga labo dowladood oo madax banaan oo kala ah; Faatikaan iyo Saan Mariino Taariikh Benito Mussolini Rodolfo Graziani Tamar ingiriis Energy waa astaamaha kartida walaxu leedahay Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka Tamar Cufisjiidadka Tamar socod Tamar loodsan Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka bu'eed laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah sida Tamarta kaydsan Saynisyahandu waxa ay rumeysan yihiin in cuntada iyo shidaashaba ay ku jiraan waxa la yiraahdo Tamar oo ay tahay tamartaasi tan dadka iyo makiinadahaba u suurtogelisa in ay howl qabtaan wax yaabaha ugu weyn ay tamartu leedahay waxaa ka mid ah iyada oo isku gediyi karta wejiyo badan 1 Tamar falgaleedka Cuntada aynu cunnaa iskudhisyo ayaa ay siisaa muruqyadeenna marka aynu culays qaadayno ama aan wax riixayno muruqyadeenna ayaa adeegsada iskudhiyadaa oo ka hela tamarta ay hawsh ku qabtaan Sida dhabta ah cuntada waa shidaalka dhabta ah ee dadka sida uu u yahay batroolka shidaasha baabuurka ama naftadu u tahay shidaasha makiinadaha waaweyn Tamarta laga helo iskudhisyada cuntada iyo shidaasha ayaa la yiraahdaa tamar falgaleed waana nooc ka mid ah tamarta kaydsan 2 Tamarta Cufisjiidadka Xabbad leben ah xadhig ku xidh dabadeedna kor u qaad oo miiska korkiisa la sin Xadhigga kor mari khafiyad dabadeedna culays 1kg kaga xidh caarada kale Haddii aad sii daysid lebenka hoos u dhacay ayaa qabanaya hawl oo kor u qaadaya culayska halka kiiloogaraamka ah Markaa waa in uu lebenku yeeshaa tamar marka uu miiska la siman yahayTamarta walax kor loo qaaday leedahay waxaa la yiraahdaa Tamar cufisjiidad Ogow markii aad kor u qaadday xabadda lebenka ah muruqyadaadu waxay adeegsadeen tamar falgaleed taasoo ah tamarta weji leh ayaa loo geddiyi karaa mid kale 3 Tamar socod E_\mathrm{kin} \\ \tfrac{1}{2} m v^2< math> Lebenkii aad kor u qaadday ee aad la sintay miiska jooggisa haddii aad sii daysid oo uu ku dhaco qori yaalla dhulka waa uu kala jebinayaa Lebenku markii uu la sinna miiska korkiisa wxa uu lahaa tamar cufisjiidad Hase yeeshee waa ay ka dhammaatay cufisjiidadkii markii uu soo dhacay ee anu gaarin qoriga dhulka yaalla lebenku markii uu joogsaday qorigana uu kala jabiyey waxa uu qabtay hawl sidaa darteen waa in uu yeeshaa lebenku tamar intii aanu ku dhicin uun qoriga Waxa aynu u qaadanaa tamar ka timid socodka u kordhay markii uu soo dhacay Tamarta walax soconaysa waxaa la yiraahdaa tamar socod Tamar falgaleedkii muruqyadeenna ayaa u gedismay tamar cufisjiidad markii aynu sii daynay lebenkana tamar cufisjiidadkii uu lahaa yaa u gedisantay tamar socod 4 Tamar loodsan Kala jiid gariirad inta aad ku xidhid culays yar dabadeedna sii daa Gariiraddu wa ay soo gaabanaysaa culayskana koy ayaa ay u soo qaadaysaa Gariiraddii kal jiidnayd waxay qabatay hawl waxaana la yidhaahdaa waxa ay leedahay tamar loodsan 5 Tamarta danabka Qalabka adeegsada danabka ee ay ka midyihiin daqaajiyeyashu waxaad ogtahay in ay hawl qabtaan wax inta meel ka kaxeeyaan ay meel kale geeyaan Tamarta danabka laga helo waxaa la yiraahdaa tamarta danabka warshadaha danabka tamar falgalkeeda ku jirta naftada ayaa ay u gediyaan tamar danab 6 Tamarta Niyuukliyeerka bu'eed Atomyada waxaa ku kaydsan tamar mana suurto gasho in wax laga soo saaro oo hawl wax tar leh lagu qabto Yureeniyam oo ah curiyaha ugu culus oo dhulka korkiisa laga helaa waxa ay bixisaa tamar bu'eed marka ay atomyadeedu jajabaan Tamarta ka soo baxda hal kiiloogaraam oo yureeniyam ahi waxay ay la egtahay tamarta laga helo 8000000 kg oo saliid ah Waxyeello aad u weyn aya ay ku keenaysaa dadka tamar atomeedu haddii si xul oo dagaal uu ka midyahay loo adeegsado Bam atomeedii u horeeysay 1945 lagu tijaabiyey banka ku yala niyuu megsiko ee maraykanka kulkii kasoo baxay waxa ay noqotay ciidii quraarad dhalaashay Waxaa jira wejiyo kale oo ay tamartu leedahay oo ay ka mid yihiin tan kulka ilayska jabaqda iyo bilabta oo qaban kara shaqo loona gediyi karo weji kale haddii qalab ku haboon la adeegsado Tamartu waxay leedahay wejiyo fara badan si ay arrimuhu inoogu jilicsanadaan waxaynu u qaybin sidaan soo socota b Kooxda Tamarta Kaydsan t Kooxda tamarta Socodka J Kooxda tamar Kaydka + Tamar Socodka Urrurka-Wikimedia Wikipedia loogu dhawaaqo Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran Qofkwalba oo guriga khatka intarnetka ku heysta yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna inglish ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal Faransiis Isbanish iyo Talyaani taariikhdu markii ay ahayd 18 01 2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikabiidhiya laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada Wikipedia loogu dhawaaqo Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran Qofkwalba oo guriga khatka intarnetka ku heysta yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna inglish ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal Faransiis Isbanish iyo Talyaani taariikhdu markii ay ahayd 18 01 2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikabiidhiya laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada Shabakada isku xirka Caalamka IngiriisWorld Wide Web loona soo gaabiyo WWW inta badana loo yaqaan Web kaas oo loo isticmaalo isku xirka dokumentiyadda iyada oo la adeegsanayo qadka Internetka Fekradda xorta ah waa fekrad ku saabsan inaad wax allifi karto taasoo aan ku xirnayn shuruudo ama xakamayn Sidoo kale waxaa lagu soo koobaa howl kasta ee si gaar ah looleeyahay sida xuquudka qoraha faafinta iyo mid dadka kawada dhaxeeysa